Madaxweynaha Hirshabelle oo sameeyay Magacaabis hadal heyn badan dhalisay

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa wareegto uu xalay soo saaray ku magacaabay guddoomiyaha cusub ee gobolka Shabeelaha Dhaxe iyo Duqa magaalada. .Wareegtadan ayuuna Cali Guudlaawe mar kale ugu magacaabay Mudane Axmed Meyre Makaraan in uu noqdo guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Dhaxe oo xilkiisa loo raaciyay duqa magaalada oon la cadeyn magaalada ay tahay. … Continue reading Madaxweynaha Hirshabelle oo sameeyay Magacaabis hadal heyn badan dhalisay